Shacab Khasaare ka soo gaaray duqeymihii ka dhacay Sh/hoose (Daawo Sawirro)

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan khasaare nafeed oo ka dhashay dayuurado dagaal oo xalay saqdhii dhexe duqeymo ka geystay degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose oo ay maamulaan kooxda Al-Shabaab. Degaanada la duqeeyey waxay kala yihiin Ow-dheegle, Janaale, Kuunya-Barrow iyo dacaaraha oo dhamaantood ka tirsan gobolka Sh/hoose sida ay sheegayaan degaanadaas wararka naga soo gaaraya. … Continue reading Shacab Khasaare ka soo gaaray duqeymihii ka dhacay Sh/hoose (Daawo Sawirro)